€ 33,79


ePUB ebook

niet beschikbaar

PDF ebook

niet beschikbaar

WAANO DUMAR

Asmo Khalid • Boek • hardback

  • Samenvatting
    Buugaan wuxuu ka hadlayaa haweenka. Waa waano dumar. Dhan walba ayuu ka waaninayaa dumarka. Buugaan ayaa ah mid aad ka heli doonto. Kalsooni. Koriinka caruurta. Dhiiri gelin. Waano. Wacyi gelin. Murti. Maahmaah. Waayo aragnimo. Awood. Xikmad. Hal abuur. Karti. Cashirada aan buugaan silsilada ah kusoo dari doono ayaa ah, kuwo ay igu qaadatay in aan nolosha ka barto 23 sano in ka badan. Buugaan waa buug silsilad ah. Midba midka kale ayuu kuu dhiibayaa. Qeybtaan waa qeybta ugu horeyso. Sal dhig ayeey u noqon doontaa qeybaha soo socda. Qeybta koobaad ee buugaan ah, waxaan kaga hadli doonnaa, oo inyar aan dul istaagi doonnaa, buuga guud ahaan wax yaalaha uu ka hadli doono. Buugaan ayaa ah mid aan dumarka ugu tala galay. Wuxuu kaa dhigayaa buugaan haweeney awood, karti, diin, qiimo, sharaf, xishmad, qaayo, caqli, garaad, maskax, fikrad iyo hal abuur leh. Waxaan kaloo si qoto dheer u dul istaagi doonnaa, naftaada sida aad wax uga badali laheyd. Dumarkeena waa la waaniyaa. Balse su'aasha is weydiinta mudan ayaa ah, waanadaas mid anaga na anfaceysa miyaa? Mise waa mid umad kale anfaceysa. Waanadaas ma tahay mid ku saleysan diin iyo aqoon? Mise waa dhaqan Somali un?
  • Productinformatie
    Binding : Hardback
    Distributievorm : Boek (print, druk)
    Formaat : 161mm x 241mm
    Aantal pagina's : 376
    Uitgeverij : Mijnbestseller.nl
    ISBN : 9789403748283
    Datum publicatie : 06-2024
  • Inhoudsopgave
    niet beschikbaar
  • Reviews (0 uit 0 reviews)
    Wil je meer weten over hoe reviews worden verzameld? Lees onze uitleg hier.

€ 33,79

niet beschikbaar

niet beschikbaar



5-6 werkdagen
Veilig betalen Logo
14 dagen bedenktermijn
Delen 

Fragment

niet beschikbaar

×
SERVICE
Contact
 
Vragen