€ 34,44


ePUB ebook

niet beschikbaar

PDF ebook

niet beschikbaar

QORSHIHII MADOOBAA

Asmo Khalid • Boek • hardback

  • Samenvatting
    Gaaladaan sirtooda ayaan kashifi doonnaa. Qorshihii ay dalkeena la damacsanaayeen uu Ilaahay swt inaga badbaadiyay muxuu yahay? Maxay tahay sababta ay dalalka Muslimiinta u weerarayaan? Sababta ay diinteena, dadkeena, dalkeena iyo maskaxdeena duulaanka ay ugu soo qaadeen ayaad ku ogaan doontaa. Buugaan waxaa ku jiro. Qorshahooda madoobaay ay dunida ku maamulaan. Somaliya sidii ay ku burburiyeen. Somalida sidii ay iskugu direen. Hadaanan maanta ka dagin wadadaan aan saaran nahay. Waxaa na asiibaayo wixii walaalaheena iyo dariskeena asiibay. Buugaan waxaan kaga hadli doonnaa gaaladaan sidii ay ku heleen awooda dunida. Gaar ahaan reer galbeedka. Qorshahooda madoobaay waxa uu ahaa ayaan dul istaagi doonnaa. Si aad u ogaatid halista ay kula doonayaan, iyo in aad u yeelatid awood aad is kaga difaacdid cadowgaan qarsoon aysan isha qaban karin. Iyaga ayaa umad walba dhibaateeya. Isla iyagii ayeey umad walba ka doontaan nawad iyo badbaado. Maxay tahay waxa ku kalifay in ay umada sidaan u galaan? Wax yaalaha maanta dunida ka dhacaayaan. Gaar ahaan wadankeena waxa ka dhacaayo ayaad jawaab u heleysaa. Wax walba oo dhaco ma iska dhacaayaan. Qorshe weyn ayaa ka dambeeyo.
  • Productinformatie
    Binding : Hardback
    Distributievorm : Boek (print, druk)
    Formaat : 161mm x 241mm
    Aantal pagina's : 333
    Uitgeverij : Mijnbestseller.nl
    ISBN : 9789403748276
    Datum publicatie : 06-2024
  • Inhoudsopgave
    niet beschikbaar
  • Reviews (0 uit 0 reviews)
    Wil je meer weten over hoe reviews worden verzameld? Lees onze uitleg hier.

€ 34,44

niet beschikbaar

niet beschikbaar



5-6 werkdagen
Veilig betalen Logo
14 dagen bedenktermijn
Delen 

Fragment

niet beschikbaar

×
SERVICE
Contact
 
Vragen